Tababarada Gaagaaban

Machadku wuxuu bixiyaa tababaro gaagaaban oo ku saabsan:

  • Xifidka Quraanka
  • Tajwiidka
  • Luqadda Carabiga - Heerka Bilowga
  • Fiqhiga Salaadda

Tababaradani waxay qaadanayaan 1-3 bilood.